Hargeisa, Somaliland

+252634234771

Visit Us

We welcome visits from parents. Visits are a valuable chance for parents and the school to connect. Our teachers and site leads are busy during the school day with their work providing education to the children. Please follow this procedure to schedule visits.

  1. Call your branch Office Administrator. You can find their number on the next page.
  2. Call and explain the purpose of your visit. Ask to schedule a time to meet with the site lead.
  3. Come to the school at the scheduled time to meet with the site lead.

Please note that site leads may not be able to meet with you if you do not schedule a visit. If you come to the school, the site lead may have a fully planned day and won’t be able to find the time to properly attend to your issue.

Waanu soo dhawaynaynaa booqashada waalidka. Booqashooyinka waalidiintu waa fursad muhiim ah oo waalidiinta iyo dugsigu  ay iskugu xidhmi karaan. Maadama oo ay maamulka iyo macalimiintu ay ku mashquulsanyihiin shaqooyinkoodi maalinlaha ahaa ee la xidhiidha waxbarashada ardayda, fadlan raac nidaamkan hoose si aad ballan bookhasho u qabsatid:

  1. Garaac Isku Duwaha Xafiiska qaybtaada. Lambaradooda waxa aad ka heli kartaa bogga xiga. 
  2. U sharax sababta bookhashadaada, una sheeg wakhtiga aad balansanysid maamulka qeybtaada. 
  3. Kaalay dugsiga maalinta iyo wakhtigad ku balanteen si aad maamulkaaga ilmahaaga ula kulantid. 

Fadlan ogow in maamulku aanu awoodin in ay kula kulmaan, hadii aanad ballan booqasho qabsanin. Haddii aad timaaddo dugsiga bilaa ballan, waxa dhici karta in maamulka dugsigu ay maalintaas iyo wakhtigaas ay mashquulsan yihiin oo aanay wakhti ku habboon kuu heli kareyn si ay kula kulmaan.