Kaabe Schools offer a student-centered curriculum. “Student-centered” means that our program is designed to fit the needs and characteristics of our students. For example, the furniture and materials in our classrooms are an appropriate size for the smaller bodies of children. We are influenced by Montessori Education. Montessori is an educational method developed by a doctor and teacher named Maria Montessori in the beginning of the 20th century. Today, Montessori Education has spread throughout the world to countries everywhere.
We see every child as a capable, unique individual. Our system focuses on supporting young people to explore their interests and develop fundamental values of leadership, creativity, critical thinking, discipline, and gratitude. With these values, Montessori students will be able to succeed for the rest of their lives.
In our classrooms, students learn and use materials related to English, math, logic, science, geography, history, Somali culture, and other subjects. Teachers help each student individually to grow at their own pace. Teachers use an online system called Transparent Classroom to record, track, and ensure every child’s progress in each curriculum area.
Our students also learn Islamic studies and the Arabic language five days a week with an experienced teacher of these subjects.
Dugiyada Kaabe waxa ay bixiyaan manhaj ardayda xooga saara. “Ardayda in xooga la saaro” micnaheedu waa in barnaamijka loo naqshadeeyo si ku haboon baahida iyo sifooyinka ardayda. Tusaale ahaan, agabka fasalka yaala, sida miisaska iyo kuraasta, xajmigoodu waa mid ku haboon qarada ardayda. Waxa uu manhajkayagu dhiiragelin ka helay Waxbarashada Montessori. Montessori waxa weeye habka waxbarashada ee dhaktarada iyo macalimadda lagu magacaabo Maria Montessori ayay abuurtay bilowgii qarnigii 20aad. Maanta, Waxbarashada Montessori waxay ku faafsantahay adduunka oo dhan ilaa dalalka meel kasta.
Waxbarashada Montessori waxa ay u aragtaa ilmo kasta kalli kaas oo ka duwan dadka kale. Nidaamkan wuxuu xooga saara in ay dadka da’da yar loo tageero in ay sahamiyaan xiisahooda oo ay horumariyaan anshaxyada aasaasiga ah ee madaxbanaanida, jacaylka, iskaashiga, raabitaanka in ay bartaan wax cusub, hal’abuurka, mahadnaqa, adkeysiga, iyo ficilka. Iyaga oo ay anshaxyadan leeyihiin, ardayda Montessori ahi waxay awoodi doonaan in ay cimgrigooda/noloshooda oo dhan guuleystaan.
Fasaladeena, ardaydu waxay isticmaalan casharo la xidhiidha af-ingiriis, xisaab, maskax-isticmaalid, saynis, juqraafiga, taariikh, dhaqanka Soomaaliga, iyo maadooyiin kale. Macalimiintu waxay u caawiyaan arday kasta in uu u koro si shakshi-ahaaneed iyo xawaarahiisa ku haboon.
Shan maalmood toddobaadka, ardaydu sidoo kale waxay bartaan tarbiyada iyo luqadda carabi, waxaa u dhiga macalimiin khibrad u leh maadooyiinkaas.