Hargeisa, Somaliland

+252634234771

About Us

Kaabe School was founded in 2019 with this vision: expand the benefits that people got from Abaarso to more families. The school is part of the Abaarso Network, which is made up of three educational institutions: Abaarso School of Science and Technology, Barwaaqo University, and Kaabe Schools. Kaabe Schools have five locations: New Hargeisa, Jigjiga Yar (Cosob Mall and Admas University), Masalaha, and Berbera.

Kaabe School ayaa sannadkii 2019kii lagu aasaasay himiladaan: in la ballaadhiyo faa’idoyiinkii ay dadku ka heleen Abaarso si loo gaadhsiiyo qoysas badan. Iskuulku wuxuu ka mid yahay dallada Abaarso Network oo ay ka mid yihiin saddex machad: Dugsiga Sayniska iyo Teknoloojiyada ee Abaarso, Jaamacadda Barwaaqo, iyo dugsiyada Kaabe. Dugsiyada Kaabe waxa ay ka kooban yihiin shan qeybood: New Hargeisa, Jigjiga Yar (Cosob Mall iyo Admas University), Masalaha, iyo Berbera.

Mission Statement: Kaabe Schools pioneers student-centered, community oriented, inclusive education by Somalilanders, for Somalilanders.